Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Oo Ka hadlay Dacwada Loo Haysto Siyaasi Ramaax Oo Ka Tirsan Xisbiga Ucid.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Kadib markii Maanta Ciidamadu Xidheen Siyaasi maxamuud Cali Saleebaan Ramaax oo ah Siyaasi ka tirsan Xisbiga ucid ahna Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbigaasi, Waxaa caawa warbaahinta la hadlay Afhayeenka ciidamada Booliska Somaliland gaashaanle sare Faysal Xiis, ahna Taliyaha Xarunta danbi baadhista ee somaliland oo ka hadlay dacwada loo haysto siyaasi ramaax iyo Qodobada loo Cuskaday.