Wiil Caan Ka Ahaa Baraha Bulshada Oo Fooq Isaga Soo Tuuray kadib Fariimo Xunxun oo Loogu Qoray Commentka.

0

Magaciisu waa desmond waxaase loo garan og yahay etika waxuu ahaa 29 jir reer maraykan ah waxuu caan ka ahaa baraha bulshada bartiisa youtube waxaa ku xidhnaa dad lagu qiyaasay ku dhawaad hal milyan oo qof.
Etika bishii lixaad ee sanadkan galbaday ayuu iska tuuray biriishka new york intii uu ku sii socday biriishka live ayuu soo galay waxuu raali galiyey naftiisa iyo dadkii ku xidhnaa
Baadhitaan ay sameeyeen booliska new york waxay sheegeen in etika uu la kulmi jirey coments xunxun oo ay dadka ku xidhan u soo qori jireen taas oo loo malaynayo inay sabab u tahay dhimashadiisa
Tani waa cashar ee iska ilaali faalooyinka xun