War Deg-Dega-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Ka Baaqday Safaradii Qurbaha Kana Hadlay Dawlada Laga Gudbiyey.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Eng Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta u Waramay ayaa Sheegay Inuu Booqasho ugu tagay dalka Ethiopia Suldaan In Xirsi Qani oo Ku Booqday Cusbitaalka Dalka itoobiya ee uu u joogo xaalada Caafimaad.

Waxaanu  gudoomiye faysal cali waraabe sheegay inuu baajiyey safarkii uu ku tagayey dalalka qaarada yurub, islamarkaana ay soo gaadhay wararka sheegaya in dacwad laga gudbiyey, marka uu dalka kusoo laabtana uu ku hadli doono wararka sheegaya in la dacweeyey iyo cida dhabta ee ka danbeysa dacwada Eng Gudoomiye faysal Cali Waraabe.

Halkan Hoose Ka Dhegayso.

 

Hadhwadaagnews@gmail.com

Hargeisa Somaliland Office