Dawlada Somalia Oo Loo Diiday Inay Kamid Noqoto Ururka Ganacsiga Aduunka Halka Somaliland Ka Tahay Xubin.

0

Hargeisa(Hadhwadaag):–Khabiir Maxamed Amiin oo Kamid Ah Saxafiyiinta aadka ula socoda Wararka caalamka islamarkaana ah suxufi warbaahinta caalamka kala shaqeeya arrimaha geeska africa iyo soomaalida ayaa Cadeeyey Arrimo La Xidhiidha Ururka Ganacsiga adduunka oo somalia la diiday inay kamid noqoto halka somaliland hore ay uga mid noqotay xubnaha ururkaasi.