Muxuu Yahay DAAWO VIDEO Dagaal Culus Farxiya Fiska VS Laki Xaaji Oo Is Dagaalay Baalasha Iska Rifeen.

0

Dagaal Dhexmaray Farxiya Fiska iyo Fanaanada Laki Xaaji Wacays Oo Cirka Isku Shareeray Labbadaan Fanaan Oo Todobaadkaani Baraha Bulshada isticmaasho Isku Dhaafsanayay Erayo Xamaasad Leh Ayagoo Midba Mida Kale U Jawaab Celinayso.

Farxiya Fiska Iyo Laki Xaaji Wacays Oo Isku Dagaalay Waxaan Micno Sidaasi Ahi Ku Fadhiyin Balse hadii Si Kale Loo Eego Wax Aad Adiga Ku Caanbaxday Inuu Qofkale Kugu Yiraahdo Aniguu Igu Dayanaya Ama Copy Igu Sameeyay Waalaga Xumaanaya , Farhiya Fiska iyo Laki Waxay Isku Haystaan Erayga Ah HALA HALLA Oo Ay Laki Xaaji Wacays Aad U Isticmaasho Balse Asal Ahaan Eraygaan Isticmaalkiisu Ay Ku Horeesay Fanaanada Fiska Oo Ay Heeso Badan si LIVE Ahi HALLA HALA U Raacin Jirtay.