Somaliland-Wasiir u Gacan Qaaday Hooyo Cabasho La Hortagtay, iyo Wixii Ka Qabsaday.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare oo ah masuul Dhawaan xilka madaxweyne biixi u magacaabay oo dardar iyo dafdaf cusub la soo galay Shaqada wasaarada ee igmaday ayaa u gacan qaaday muwaadinad cabasho la garwaaqsan karo la hortagtay xafiiskiisa.

Halkan Ka Daawo Wixii ka Raacay.