War Deg-Dega-Al-shabaab Oo Toogatay Dad ay Ku Eedaysay In Ay Ka Tirsanyihiin Xukuumada Somaliya..

0

Hadhwadaag(Muqdisho):-Kooxda Alshabaab Ayaa Dil Toogasho ah Ku fuliyey Afar qof oo Ay Ku Eedeeyeen Inay Ka tirsanaayeen shaqaalaha u Shaqeeya dawlada Somalia.

Dilkan Toogashada ah oo Ay Maanta ku Fuliyeen marxuumiintaasi Halka hoose ka Daawo Nuxurka Warkooda.