“Madaxweyne Boqor Been Madow Waxaa uu Ku Hadlayey Aragtidaada oo Reeraha u Caayay”…Hodan Laaran.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-“Madaxweyne Boqor Been Madow Waxaa uu Ku Hadlayey Aragtidaada oo Reeraha u Caayay”…Hodan Laaran.

Hodan Laaran oo kamida haweenka xisbiga Waddani ayaa Maanta iyadoo La hadlaysa warbaahinta waxay si adag uga hadlay arrintii uu ka hadlayey gudoomiye faysal cali waraabe iyo xaaladaha siyaasadeed ee dalka ka jira.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.