Shaqaalaha Muruqmaalka ee Dhismaha Oo Si Adag Uga Soo horjeestay Shirkada Telesom Oo Shaqadoodi Ku Haysata.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Shaqaalaha Muruqmaalka ah ee dhismaha Guryaha ayaa Si adag uga soo horjeestay Barnaamij cusub oo ay shirkada telesom kusoo kordhisay adeegeeda, Kaas oo caqabad hor leh ku shaqadii ay bulshada u qaban jireen.

Halkan Hoose Daawo Muuqaalka Warkan.