Hodan Abdirahman Hees Cusub Saadaasha Dookha Official Video 2020

0

Hodan Abdirahman Hees Cusub Saameeynta Dookha Iyo Kalgacayl Sal iyo Baar Isu Sidig Naftiinoo Waan Idin Hibeeyee Samaatay Sahankiina noloshana Maanta Waad Salgaarteene Saadiroow Allahayoow Sabadiina Waartaan Waartaan

Ehelkiyo Sokeeyoow Sacab iyo Mashxaradiyo Ubax idinku Soorayoo.

DAAWO MUUQAALKA

Salkadhigay Arooskuye Allow Sabaiyo Kheyrlahoo

Ubad Diinta Saacida Idinsii Moowluhu Aaamiin Aaamiin

Waa Saacad khayr Lahoo Ay Samadu Furan Tahay

Sowjata Iyo Halyeeygana Sifadooda Loobogay

Saadaal Qurxoon Iyo Farxad Baan Sidnaayoo

Saxan Saxada Roobkiyo Jacaylkiina Waa Siman Simaneey

Waa hees Qiimo badan Oo Loogu Talo Galay Lamaane Soomaali Ah Oo Ku Midoobay Nolosha