Fariin Muhiim Ah Khadar Keeyow Madi Garab Waayay Fadlan.

0

Khadar Keeyoow Waa Madi Khadar Keeyoow Hooyadiis iyo Aabihiis Waa Ay Dhinteen Asagoo Yar Waxa Uu Ahaa Madi Waxaa Sookoriyay Awoowgiis iyo Ayeeydiis Dunida Kuma Uusan Laheeyn Walaal Ama Hooyo Aabe ina Ader iyo Ina Abti Ehel Walal iyo Waalid Soomaali Baa U Aheeyd Balse Maantay Garab Ayuu Idin Kaga Baahan Yahay.

DAAWO FARIINTA VIDEO MUUQAALKA

Gabadh Kamid Ah Hablaha Ay Saaxiibada Dhaw Ahaayeen Fanaan Khadar Keeyoow Oo Fariin Soomaalida Hawada Umarisay Xaqiiqda Runta Ayee Ka Hadashay Waxayna Tidhi Shalay Khadar Keyow Marka Uu Ka Sheekeeyay Inuusan hooyo iyo Aabe U Nooleen Asagana Uu Madi Yahay Dhamaan Soomaalida Way Wada Qiiroodeen Oo Waxay Dhaheen Anagaa Walaal Kuu Ah, Hadaba Khadar Maanta Ayuu Garab Idin Kaga Baahan Yahay Ee Haloo Hiiliyo Waxkale Hadaad Awoodin SHARE Gareey Fariintaan Gaarsiiya Dowlada iyo Cid Walboo Garabsiin Karta Dhibane Khadar Keeyoow