Madaxweynaha Jubbland Oo Si Kulul U Dhaliilay Dawlada Farmaajo iyo Ganacsatada Alshabaab Lacagaha Siiya.

0

Hadhwadaag(Boosaso):-Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe oo Safaro kumarayey Deegaanda Boosaaso ayaa Khudbad uu ka jeediyey Jaamacada Barriga Africa Waxaa uu Si Kulul ugu dhaliilay Dawlada Somalila Madaxweyne farmaajo iyo raysal wasaare khayre inaan bulshada laga maamuli karin facebook iyo nabad iyo Nolol kooxo  la yidhaa lagana difaaci karin, Waxaa sidoo kale Madaxweyne Axmed madoobe fariin kulul u diray ganacsatada Soomaalida ah ee lacagaha Siiya Kooxda Alshabaab si ay Dhaqaalahooda uga Ilaashadaan.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaal Uu kagaga Hadlay Arrimo Badan.

 

 

Hadhwadaag News

Somalia Office.