Somaliland-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dawlada Ingiriiska Oo Ku Sugan Dalka.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Safiirka Dawlada Ingiriiska u qaabilsan somaliland iyo Somalia ayaa Kulamo kala duwan la qaatay laamaha kala duwan ee dawlada somaliland, isagoo sidoo kale Booqday Xaafado kamida Magaalda hargeisa oo ay ugu horeysay Xaafada Daami ee bulshada La haybsooco.

Safiirka Dawlada Ingiriiska Ayaa Maanta Kulan la Qaatay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Maxayse Ka wada hadleen.