Somaliland Wafti Sare Oo Ka Socoda Oo Lagu Soo Dhaweeyey Dalka Germany Iyo Ujeedada Safarkooda.

0

Hadhwadaag(Franfout):-Waxaa Maanta Caasimada Dalka Jarmalka Lagu Soo dhaweeyey Xubno kamida Wasiirada Somaliland, Waftigan oo U tagay, Ka qayb galka Shirar Caalamiya iyo Arrimo Qaranimada Somaliland la Xidhiidha ayaa Jaaliyada Dalka jarmalka ee reer SOmaliland si Diiran ugu Soo dhaweeyeen Madaarka Caasimada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.