War Deg-Dega-Ciidamo Kasoo Goostay Maamulka Puthland Oo Somaliland Lagu Soo Dhaweeyey iyo Sababaha Keenay.

0

Hadhwadaag(Sool):-Ciidamo Boolis ah oo Hore uga tirsanaa ciidamada u jooga Maamulka Puthland degmada Boocame ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey somaliland.

Waxaana Soodhweynta Ciidamda booliska ee Kasoo goostay maamulka puthland qayb ka ahaa Madax ka socotay Dawlada Somaliland.

Maaha Markii ugu horesay ee Ciidamo kala duwn oo hore uga tirsanaa Maamulka Puthland ay kusoo biiraan Dawlada Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkan.

 

Hadhwadaagnews

Somaliland Sool

Hadhwadaagnews@gmail.com