Prof- Ibraahim Meecaad Oo Si Adag Uga Hadlay Qorshaha Djabouti iyo Xamar Ka Leeyihiin Badda Somaliland iyo haddalkii Gen Guulwade.

0

Hargeisa(Hadhwadaag):-Prof Ibraahim Meecaad oo Kamida aqoonyahanka reer SOmaliland ee ku Nool Dalka Dibadiisa Ayaa Falanqeyn dheer ka bixiyey qorsheyaasha Dhegaraysan ee madaxweyne Farmaajo iyo ismaaciil Cumar Geele, taas oo uu sheegay inuu jiro duulaan shacabka somaliland lagu yahay dhulkiisa iyo badiisa, isagoo siyaasiyiinta somaliland ku dhaliilay muranka gudahooda ah ee ay ku ilaaween waxa ka socoda Geeska africa iyo Qorsheyaasha Dawladaha Jaarku la damacsan yihiin dhulka hawada iyo Badda somaliland.

Halkan Hoose Ka Dhegayso Codka Prof Meecaad Oo Arrimahaasi Sharaxaya.