Dawlada Hoose Oo Baafinaysa Lacag Laga Helay Suuqa Hargeisa Cidii Ay ka Maqan Tahay Inay u Doontaan Dawlada Hoose.

0

Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa ayaa Baafinaysa Cida Ay Ka Maqan tahay lacag laga helay badhtamaha suuqa, kadib markii ay dawlada hoose ololaha ka bilowday badhtamaha suuqa oo ay ku yaaleen ganacsiyo iyo sarifleyaal lacagta ka ganacsadaa.