Muwaadin In Ka Badan 51 Sanno Ka Shaqeynayey Dawlada Hoose Magaalada Boorama Oo Xaqdarro Ka Tirsanaya Maayirka Degmada.

0

Hadhwadaag(Borama):-Halkan Ka Daawo: Maayarka Boorama Musharkaygii 7 Bilood Ima Siin Beesha Awdal Degtana Ma Tihid Buu I Yidhi ” Oday Kasoo Jeeda Dhuusamareeb Oo 60 Jir Ah Sanado Badan U Shaqaynayay Dawlada Hoose Ee Boorama Oo La Ilmeeyay Cunsuriyad Uu Sheegay In Lagula Kacay.