Guri Ku Gubtay Magaalada Gabiley Oo Sababay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac.

0

Gabiley(Hadhwadaag):-Guri ku yaala magaalada gabiley ayaa waxaa maanta abaaro duhurkii ka kacay dab, kaas oo sobobay dhimashada ilmayar iyo dhaawaca mid kale.

Waxaana Bakhtiinta Gurigan la tacaallay oo Soogaadhay Ciidamada Dabdemiska gobolka gabiley oo Bakhtiiyey dabkii si aanu ugu fidin guryaha kale ee ka agdhawaa.

Iyagoo kasoo sabato bixiyay labada caruurta ah oo midka mid ah goor dhawayd ku geeriyooday cisbitaalka magaalada gabiley oo xaaladooda lagu dabiibayay.