Shir Sanadeedka Garsoorka Dalka Somaliya Oo Maanta Moqdisho Ka Furmay

0

Hadhwadaag(Muqdisho):-Waxa maanta si rasmi ah  magaalada Moqdisho ee caasimada Somaliya uga furmay  Shir Sannadeedka Garsoorka Dalka oo muddo 30 sannadood ah markii labaad lagu qabtay magaalada Muqdisho.