“Shacabka Somaliland Waa Gob laakin Dawlada Bay U Baahan yihiin ‘Cali Khaliif Galaydh.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-prof Cali Khaliif Galaydh Ayaa Jeediyey Khudbad Kaftan Badan Oo Ka Qoslisay Dhamaan Kasoo Qaybgalayaashii Madal Lagusoo Bandhigayey Buug uu Qoray Saxafi Axmed Siciid Cige.