Dawlada Hoose Caasimada Ayaa Wado Banayn Ka Bilowday Qaar Ka Mid Ah Xaafadaha Magaalada Hargeysa.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Dawlada hoose Caasimada hargeisa ayaa Bishii ugu danbeysay Ka Waday gudaha Suuqyada iyo Xaafadaha magaalada Dhismeyaasha iyo banneynta Wadooyinka Kala duwan.

Waxaana Maanta Ay masuuliiyiinta Dawlada hoose oo horkacaya Shaqaalaha kala duwan ay ka Bilaabeen Xaafado kamida Magaalada baneynta Wadooyinka xidhmay ee bulshadu isticmaasho.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.