Guddida Qandaraasyada Somaliland Oo shaaciyey Natiijada Mashruuc lagu tartamay

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Guddida Qandaraasyada Somaliland Oo shaaciyey Natiijada Mashruuc lagu tartamay.

Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Mudane Nuux Maxamed Xuseen Ayaa maanta Si rasmiya ugu Dhawaaqay Natiijada Shirkadaha ku Guuleystay Qandaraaskaasi iyo Sifaha Ay U Xusheen.