Golaha Wakiilada Somaliland Oo Gudi U Saaray Xeerka Kufsiga Somaliland Oo Madmadow Badani Hadheeyey.

0

Hargeisa(HNN):-Maaha Markii ugu Horeysay ee la Horkeeno Golaha Wakiialada Somaliland Xeerka kufsiga Somaliland, taas oo hore uu uga dhashay buuq iyo deelqaaf dhinaca diinta ah oo ay Culimada iyo Waxgaradka Umada Somaliland weyn uga soo horjeesteen, Xeerkan oo ay Dabada Ka Wadaan ama ka riixayaan haayado iyo Ururo Dhaqaale badan ku raadsada meelmarintiisa, ayaa markii labaad golaha wakiilada la horkeenay waxaaney goluhu maanta u saareen Gudi Soo Naaqishta.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.