Marwada Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Cigaal Oo Sheegtay In Dhulka Ay Degan Tahay Ku Haystaan Qoyska Madaxwayne Biixi, Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka.

0

Hargeisa(Hadhwadaag):-Marwada Madaxwaynihii hore ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Marwo Kaltuun Xaaji Daahir ayaa si qiiro leh uga hadashay dhulka ay degan tahay oo Ay qoyska madaxwayne muuse biixi ku haystaan islamarkaana ay qaati ka taagan tahay.

Dhanka kale marwo kaltuun ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu soodoonta furaha gurigeeda maadama ay qaati ka taagan tahay qoyska madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MARWO KALTUUN OO ARIMO XASAASIYA SOO BANDHIGTAY;