Mid Kamida Salaadiinta Dhaqanka Somaliland oo Fariin Ku Saabsan Wacyigalinta Corona Bulshada U Diray.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Suldaan C.raxmaan Suldaan Diiriye Ayaa Bulshada Somaliland U diray Fariin ku Saabsan Xanuunka Bulshada Caalamka Faraha baas ku haya ee Corona Virus, Waxaanu Sidoo Kale Shirkadaha Isgaadhsiinta ku Amaanay Doorka Wacyigalinta ay ka qayab qaateen, Suldaanka Ayaa Shacabka Somaliland ku Wacyigaliyey inay k digtoonaadaan Xanuunkan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.