Buugii u Horeeyey ee Afsoomaali ah Oo Ka Hadlaya Autism.

0

Hadhwadaag(London):-Buuggani waxa uu ku saabsan yahay Autistic Specrtrum Disorder (ASD), oo ah Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman, ama uu la nool yahay. Autism waa cudur maskaxda ku dhaca oo uu Ilmuhu isaga uun isku mashaquulayo oo aanu ogeyn dadka la jooga ama waxyaabaha hareeraha kaga wareegsan. Autistic Spectrum Disorder (ASD), waa Naafanimo qofku inta uu nool yahay haysata, taas oo saameeya habka qofku ula xidhiidhayo ama u dhexgalayo bulshada ku geddaaman ama uu la nool yahay.

Halkan Linkinga hoose ayaad ka heli kartaa.

http://http://www.lulu.com/shop/siciid-m-xuseen/waa-maxay-autism-iyo-xaaladaha-la-xidhiidha/paperback/product-24337784.html