Hal-abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Maanso Ka Tiriyanaya ccaabuq koroonaha iyo sida looga kaashamanayo.

0

Hal-abuur Qoraa Xamse Riiraash Oo Maanso Ka Tiriyanaya ccaabuq koroonaha iyo sida looga kaashamanayo

Maansadani waa maanso ka hadlaysa dhibaatada karoonaha wallow dawladeena somaliland ay ugu jirto dadaal badan,haddana waxaan leeyahay sidan
Korroonaha laftiisee,
Ku baahaya aduunyada,
Waa kadeed cusbaadoo,
Siba loo karaynoo,
hawada korkeenuu,
Kala xidhay siduu yahay,
Kaarta kalana mallahee
Ku nagaada gurigoo
Ku nastoo dhex jooga
Kiniinkiisu waaa kaa
karantiina wada galla
Kullanada salllaantiyo
Wax kastoo ku tacaluqa
Ka fogaada gabigiin
Kiisaskiisu waa bad
Maraykankii ku dhacayoo
Yaab uu kuridayoo
Ku dabboola maaska
Afkiinana ku dhajiya
Dawladeenu kaaalinbay
Ku jirtaa haddeertoo
Ku kaaalmeeya khayrkoo
Karantii naftaada.
Hamse riiiraash