Hargeysa Dhalinyaro Baratay Caafimadka Oo Dadka Ka Wacyi-galiyay Halista Caabuqa Corono Virus.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Kooxahan Dhalinyartan oo waxbarashada dhinaca caafimaadka kusoo bartay dalka dibediisa iyo dalka gudahiisa ayaa iska kaashanaya wacyigalin la xidhiidha xanuunka khatarta badan galiyey dunida ee corona, kuwaas oo bulshada ku tababaray qaabka ay faraha u dhaqan karaan si ay uga badbaadaan xanuunka corona.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.