DAAWO;-Gudida Heer Qaran Ee Ka Hortaga Coronavirus Oo Kulan La Qaaday Ganacsada Qaadka Jsl Iyo Go,Aamada Ka Kasoo Baxay!

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Gudida heer qaran ee ka hortaga xanuunka coronavirus ayaa kulan la qaatay ganacsada qaadka keena Somaliland kaasi oo ka qabsoomay qasriga madaxtooyada.

Kulankan ayaa laga soo saaray go,aamo dhowr ah oo ku saabsan jaadka soo galaya dalka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;