Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tiknoolajiyada Jsl Oo Ku Guuleysatay Nimaam Online Oo Golaha Wasiirada Xukuumadu Ku Wada Xidhiidhaan.

0

Hargeisa(HNN):-Wasaarada isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada jamhuuriyada Somaliland ayaa Ku Guuleysatay Inay hirgaliso Qaab Casri ah oo Shirarka iyo Kulamada Tooska ah ay Ku Wada Xidhiidhayaan Golaha Wasiirada Somaliland.

Shirkii Khamiislaha Ahaa ee Maanta Golaha Wasiirada Somaliland yeesheen oo uu Hogamainayey madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Ku Qabsoomay Qaabkan Onlineka ah ee ay hirgalisay Wasaarada isgaadhsiintu.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan Oo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Isgaadhsiintu ka Warbixiyey.