Maayirka Caasimada Hargeisa Oo Kagaga Jawaabay Cabashada Dadka Suuga Gobanimo Mid Cid Gaar ahi Ka Danbeyso.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Maayirka Caasimada Hargeisa Mudane C.raxmaan Maxamuud Caydiid soltelco Ayaa Caawa Fiidkii Waxaa Uu ka Hadlay Cabashada Dadka  Suuqa Khudaarta iyo Caanaha ee Gobanimo Kaas oo maalmihii ugu danbeeyey ay Dawlada Hoose Caasimadu ka Waday Baneyn iyo Burburinta dadka Meelaha khaldan Degan.

Waxaana Haddaba Kadib Markii maanta Haweenka Suuqaasi Cabasho ka muujiyeen hawlaha dawlada hoose ka wado guriga xusbiga, waxaa caawa fiidkii warbaainta la hadlay Maayir C,raxmaan Solteco isagoo jawaabna Ka Bixiyey Cabashada Hooyooyinkaasi.