Maareeyihii Hore Ee W, Biyaha Degmada Tog Wajaale Oo Ka Warbixiyay Waxyaabihii Uqabsoomay Iyo Biyo Galinta Magaalada.

0

Tog-Wajaale(Hadhwadaag):-Mareeyihii hore ee wakaalada biyaha ee degmada tog wajaale Mukhtaar Xasan Faarax oo hada loo badeley mareeyaha wakaala biyha ee magaalada gabiley ayaa ka warbixiyay waxyaabihii uqabsooomay mudadii uu joogay mareeyaha wakaalada biyaha ee degmada tog wajaale oo uu isagu ahaa masuulkii uhoreeyay ee loo magacaabo wajaale

Sidoo kale maareeyaha wakaalada biyaha ee magaalada gabiley ex wajaale ayaa ka waramay marxalidihii kala duwanaa ee ay soo mareen biyo galinta magaalada wajaale iyo doorka aan la hilmaamin Karin ee ay kasoo qaateen wasiiradii kala duwanaa ee soo maray wasaarada biyaha jsl

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN: