War Deg-Dega-Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Gaadiidka Ciidamada Qaranka Jsl Oo Ku Siijeeday Deegaanka Fadhigaabo oo Colaadi Ka Jirto.

0

Burco(Hadhwadaag):-Wararka Naga Soo Gaadhaya Deegaanka Fadhigaab oo ka tirsan Gobolka Sanaag oo maanta Shaqaaqo Dagaal sababay Khasaare weyni uu ku dhexmaray beelaha wada dega deegaankaasi ayaa Kolanyo Ciidamada Qaranka Somaliland oo ku siijeeday Deegaanka beeluhu ku dagaalameen la kulmeen Shil Sababay Khasaaraha Hal askari oo ku dhintay iyo Dhawaaca Sagaal askari.

Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkan.

 

Burco Somaliland