Daawo: Eng. Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Xaaladaha Isbarkan ee Geyiga Somaliland Wakhtigan ka jira”

0

Hogaamiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka ee Mucaaridka UCID Eng. Faysal Cali Waraabe’ ayaa arin nasiib daro oo qaranimada Somaliland Ceeb Ku ah inay Dowladu Xal u waydo Colaada Labada Beelood ee walaalaha ah Deegaanka ka tirsan Gobolka Sanaag.
Guddoomiye Faysal Cali Xuseen ‘ ayaa Shir Saxaafaddeed uu saaka hoyga uu magaaladda Hargeysa ka degan tahay Ku qabtay waxa uu guud ahaan ka hadlay Xaalad Siyaasadeed iyo Amni ee Wakhtugan gayiga Somaliland maraayo isaga oo sido kale ka hadlay Wacyi­gelinta Cudurka Corona­Viruska iyo fariin uu shacabka Somaliland arintaasi uga diray