Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Oo Dib u Dajin U Sameysay Dadkii Danyarta ahaa Lagaga Raray Dhismaha Fooqa Xisbiga.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Oo Todobaadkii U Danbeeyey baneyn iyo Fayadhowrka Goobaha dadku ku badan yahay ka waday caasimada hargeisa ayaa waxay dad badan ka rartay oo deganaa dhismaha fooqa xisbiga oo kamida ah suuqada gobanimo ee dhinaca idaacada, waxaana maanta ay dawlada hoose dadkii laga raray dhulkaasi dib u dajin ugu sameysay goobo kale.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.