Ciidamada Ilaalada Xeebaha Badda Jamhuuriyada S/land Oo Bandhigay Cadadka Kaluun ay Lasoo Baxeen.

0

Ciidamada Xeebaha jamhuuriyada Somaliland Ayaa Kusoo bandhigay taliska Ciidamada Badda ee Magaalada berbera Kudhawaad hal tan oo Kalluun ah oo ay Kala Soo baxeen Badweynta Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.