Xaalka Muqdisho Oo Kacsan Mudaharaad Gilgilay Iyo Wadooyinki Oo Xirmay.

0

Muqdisho(Hadhwadaag):-Waxaa Caawa Fiidkii Ka Dhacay Magaalada Muqdisho  Arrimo ka Dhan ah Xuquuqda aadamaha iyo amniga bulshada soomaaliyeed taas oo argagax ay noqontay kadib markii uu Askari Ka tirsan ciidamada Somalia si badheedh ah suuqa badhtankiisa ugu toogtay laba qof oo somaaliyeed.