Roobabkii Laxaadka Lahaa ee Ka Da’ay Magaalada Burco oo Khasaare Ba’an Soo Gaadhsiiyey dadkii Danyarta ahaa.

0

Hadhwadaag(Burco):-Waxaa Maanta ay Khasaare baaxad leh soo gaadhsiiyeen roobabkii baaxada lahaa ee ka da’ay dalku dadka danyarta ah ee ku nool magaalada burco iyagoo dadkan danyarta uu ka qaatay dhammaanba hoygii ay ku hoos noolaayeen oo ahaa jiingado iyo buulal aan iska xajin karin xadiga roobka iyo daadka kasoo rogmaday dooxa weyn ee magaalada burco.

Shacabka ayaa fariin u diray guud ahaanba Umada Islaamka ah iyadoo Sidoo kale Xukuumada Somaliland iyo maamulka Gobolka Togdheer.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Dhibaatada Roobabku Gaadhsiiyeen Shacabka Gobolka Togdheer.