Somaliland Iyo Jabuuti Oo Iswaydaarsay Dad Ku Kala Xayirnaa Labada Dhinac.

0

Dawlada Somaliland iyo Dalka Djabouti ee jaarka ah ayaa Maanta is waydaarsaday dadka ku kala xayirnaa labada dhinac ee labada dal.

Waxaana maanta Diyaarad sida muwaadiniin reer somaliland oo ku xanibnaa dalka djabouti ayaa maanta suurto gashay inay kasoo baxaan dalkaasi, kana soo degaan madaarka Cigaal ee hargeisa.