Dhibaatada Dhaqaale-Handaraabka iyo Kala Fogaanshaha Bulsheed.W/Q:-Ahmed Diini

0

Digdigiyomutuhisiyo
Dul-ka-xaadismooyee
Balsidaawo loo helo
Darsaeelka lama odhan
—GAARRIYE (AHN)—DabaTaxan— (05/01/1997)

DawladdobadanooYurub ah iyoMareykankaayaasi ay u xoojiyaankalafogaanshabulsheedwaxa ay fuliyeentallaabooyinxaddidanookumeelgaar ah.Dawladda SomalilandiyoDalalbadanooAfrikaan ahooaanwelisidhaba u ogaynheerkadhabta ah eeuumarayosadhada Coronavirus ayaasidegdeg ah u dabaqey- qaarkoodnawaxa ay qaadeenbatallaabooyinkuwaaskaadag.

XaalkumarkauusidaayahayhaddanaweyyartahayfallanqeytakusaabsancawaaqibxumadacaafimaadkaAdaanahaeekadhalaneysatallaabooyinkaaynnuqaadney.Sidoo kale ma jirtodoodkusaabsansidakaladuwanaanshahaduruufeediyofarqiee u dhexeeyaAfrikaiyoMareykanka, YurubiyoAasiyain aanhalwaddo loo wadamarikarinxalka.

Dulucdeeduwaxaytahay;
DawgaaadaBoorama
KumageeyoDaafeed
— GAARRIYE (AHN) — DabaTaxan — (05/01/1997)

UrurkaCaafimaadkaAdduunka (WHO) Markashabakaddoodaaadeegtokumajiraantilmaan-bixinfarsamoookusaabsansida ay dawladahaAfrikaankuulatacaalikaraanmarka lee eegowaayaha u gaarkaee ay kagaduwanyihiindalalkahore u marey. Tallaabooyinkalagutaliyeydhammaanwaaqaarcaalamiyeysanooisku mid ah lakiinduruufuhuwaaqaarkaladuwan.

Haddiiaynnukuguuldaraysano in aynnuaqoonsanohalcabir in aanukuhabboonaynxalkamushkiladan, waxa ay innaguyeelankartaacawaaqibyohalis ah, oolagayaaboxitaa in ay kabadnaadaankuwafayraskalaftiisa.

Prof. Paul Collier, ookutakhasusaydhaqaalahaiyosiyaasaddadadweynaha kana tirsanJaamacadda Oxford, AhnaAgaasimaha International Growth Center (IGC), ayaa wax uuyidhi“ Maaddaamauufaysarkadhowaansooifbaxay, weli ma caddaxeeladahasidauguhaboon u shaqeynkara, lakiinwaddamadaAfrikawaa in aysankudayannidaamkareergalbeedkaoo ay aadugataxaddaraanmarka ay fulinayaantallaabooyinkahandaraabkaamaxidhxidhnaanta”. Wuxuuintaaskudarey in aragtidiisa, dhibaatadauguweyneekudhicikartaAfrikaaaneyahaynMushkiladda COVID-19 lakiin ay tahaydhaqaaleburburkakudhaceydhaqaalahareerGalbeedka.

Dooddadadweynahaeekuaadanistiraatiijiyadaha wax loogaqabanayo COVID-19 badanaawaa mid kuqotontatixgelintacaafimaadkaookaliyabalsedhinacadhaqaalahaaanxoogasaarin. Xaqiiqdu’sewaxa ay tahay, siyaasaddadhaqaalahuwaxayleedahaycawaaqibcaafimaad.Siyaasaddacaafimaadkunawaxayleedahaycawaaqibdhaqaale.Labaduba wax ay u baahanyihiin in aynnu u aragno in ay iskusidkanyihiin.

Markalagahadlayo Somaliland, waddankuhaddawuxuuwajahayaasaddexdhibaatoooiskuxidhan. Midi waakhatartaMasiibada COVID-19 uukukeenikaroCaafimaadkabulshada.SaameyntadhaqaaleiyocaafimaadeekadhasheyHandaraabkaiyodhibaatooyindhaqaaleoofarabadanooiyaguhore u jireybalseaan la xidhiidhinMasiibadan.SidaShaqola’aanta, Hoos u dhacaKobocaDhaqaalaha, iyoSicirBararka.

Tallaabokastaoosuurto gal ahsi loo xakameeyo Covid-19 wax ay u baahantahay in wax lagagaqabtodhammaanseddexdaamarxaladoodeekoraynnukuxusney.HaddiidiiraddaaynnusaarnoCaqabadahaCaafimaadkaookeliyaooaynaanfiirogaar ah siininarrimahadhaqalaaha wax ay horseedidoontaaculaysdhaqaale, waxaynasidoo kale carqaladkunoqondoontaahawlahacaafimaadka.

Aragtidayda ma qaboxannibaaddadheeriyoHandaraabku in ay dalka u horseedidoontokacidhibtirkafayraska, laakiinwaxaykudambayndoontaacawaaqibxumocaafimaadiyo mid dhaqaaleooaan la aqbalikarin.

KALA FOGAANSHAHA BULSHEED MAKA HIRGELI KARTAA MAGAALOOYINKA DALKA

Markaaynnueegno in xarumahaganacsigaeemagaalooyinku ay yihiinbuundooyindhaqaaleoowaaweyn wax ay sidabiici ah ooaankalasooclahayn u qaadidoonaanculeyskadhaqaaleeekadhashahandaraabkalabajibaaran. taasina wax ay sidhakhso ah u baabiindoontaadhaqaalahaguudahaan.

MagaalooyinbadanookamidaGoboladadalkaqiyaasahaan in ku dhow boqolkiiba 90% shaqaalahu ma helaanmushaharcayiman.Taabaddalkeeda, badankoodu wax ay maalinwalbakahelaanquutalyoomkaqeybtaadeeggaamaganacsigaaanrasmigaahayngaarahaaniibintaamabixintashaqooyinkafarsamadagacanta.

Sidaasmarkaxaalkuyahaygarabraratadaxoogsatadaiyomuruqmaalkuikhtiyaarumalaha in ay kushaqeeyaanguryaha (Work at home) iyo in ay gurigajoogaan (Stay at Home).Labasababooddartoodbamidawaa in aaneydadkani u shaqeynshirkadoiyoxafiisyo u sahlaya in ay guryahakushaqeeyaaniyo tan ugumudanoo ah in shaqadoodu ay kusaleysantahayisdhexgalka fool-ka fool-ka ah eequlqulkamacaamiishooda.

Ganacsatadayaryareedariiqyada wax kuiibiya wax ay door muhiim ah kaciyaaraandhaqaalahaqaranka. SahaminbishiiNofeembar 2017 ay sameysayShabakada SIHA ayaalaguogaadey in dakhligamiisaaniyadaDawladdaHooseeeHargaysa 40% ilaa 65% uukayimaadocashuurtamaalinlaha ah ee ay bixiyaanwaaxdaganacsigaaanrasmigaahaynamaganacsatadadanyarta ah eewaddooyinka wax kuiibiya.

Haddabaiyadaoomarkahoreba ay doodikataagantahay in goobahaganacsigaaanrasmigaahayn la xidhoiyokalafogaanshaBulsheed in ay kadhaqangelikartodalkeenna.Waxaayaandaro ah in DawladdaHooseeeHargaysa ay Cagafkuburburinsoishadhaqaaleeedanyartaiyadaoo u aragta in ay xal u tahaymushkiladda Covid-19.QorshahaHorumarintaQaranka (NDP)Boggiisa 24-aad waxauutilmaamaya in DowladahaHooseiyoMaamuldaadejintuayyihiinjilayaashauguwaaweyneeSaboolnimdalaguyareynayo.

Sidaadaraadeed,arrinta ay tahayMasuuliyiintaDawladduin ay aadugafiirsadaanmarkaay fulinayaantallaabooyinka la xidhiidhakalaFogaanshahaBulsheediyoHandaraabkuwaa wax yeelladakadhalankartaeelagayaaboinayboqolaal kun kuriixdoxayndaabkasaboolnimada, taasina ay kasiidarnaatosaameyntacaafimaadee COVID-2019.

GUNAANAD

GuntiiiyoGabagabadii, Xukuumaddusi ay aafadan u xakameysowaa in ay kaashatoxeeldheerayaashabulshadaoo ay kujiraaankhubaradacuduradafaafaiyoaqoonyahanadakutalaxtagayCilmigaDhaqaalahaoosiwadajira u wadashaqeynaya, waa in ay dadaalbadangeliyaansidii loo qiyaasilahaaheerkasaameyntadhimashadaxanuunka COVID-19 iyodhibaatadhaqaaleeekadhalateytallaabooyinkaxakameyntaiyomustaqbalkasaameyntatallaabooyinkaasikuyeelankaraancaafimaadkaiyonoloshajiilkadanbe. COVID-19 lama dagaalamikarnohaddiiaynaanhelinxogo-tafatiranoolaguqaadankarogo’aamomidho dhalah.Soomaaliduna wax ay tidhaahdaa“xog la helyaabatalola hel.”

 

Ahmed Diini

Senior Economist

Hargiesa Somaliland

diini129@gmail.com

063-3030031/065303003