Somaliland: Qofkii 4aad oo u Dhinta COVID-19, Halkan Hoose Ka Dhegayso.

0

Xukuumada Somaliland ayaa xaqiijisay inuu qofkii 4aad u dhintay Cudurka Covid-19 halka isla markaana shaaciyay tira cusub oo ah dadka uu soo ritay.

Faah faahinta Waxa Harigesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.