Khabiir Bartay Cimiga Caafimaadka iyo Dawooyinka Oo Ka Digay Natiijada Mashiinka Lagu Baadhayo Caabuqa Covid 19.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Dr C.risaaq gaboobe oo kamida dhakhaatiirta somaalida ayaa bulshada uga digay in aan la rumaysan karin jawaabaha mashiinka lagu baadhayo xanuunka covid 19, kaas oo uu sheegay in tijaabooyin lagu sameeyey mashiinkaasi ay kasoo baxeen khaladaad badan oo aan la rumaysan karin, waxaanu tusaale usoo qaatay kadib markii mashiinka xanuunka koronaha lagu tijaabiyey, xoolaha nool ee adhiga sida riyaha iyo idaha iyo qaar kamida khudaarta ay cunto oo uu kamid yahay cambuhu. waxaanu sheegay in mashiinkani sheegay tijaabadii lagu sameeyey in uu sheegay natiijadii kasoo baxday ay noqotay in laxdii uu ku sheegay inay qabto caabuqa, halka neefkii rida ahaydna uu ku sheegay Negative ama in aaney qabin xanuunka corona, sidoo kale waxaa uu mashiinkani ku sheegay xanuunka dheecaankii laga qaaday cabe babaygii lagu tijaabiyey.

Halkan Hoose Ka Daawo Warbixinta Dhakhtarkan.