Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Ku Gacan-saydhay Xilka Qaadis Uu Sameeyey Madaxweyne Deni..

0

Garoowe(HNN):-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Karaash, ayaa qaadacay isla markaasna ka hor-yimid xilka qaadis uu madaxweyne Deni maanta ku sameeyey Taliye ku-xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland.

Axmed Karaash ayaa sheegey in aan lagala tashan xilka qaadista Taliye Ku-xigeenka Madaxtooyada.

HALAKN KA AKHRI WAREEGTADA MADAXWAYNE KUXGEENKA;