Xukuumada Somaliland Oo Shaqada Ka Caydhisay Abwaan Gabayo Kala Duwan Ku Dhaliilay Madaxweyne Biixi.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Somaliland ayaa Soosaartay Warqad Shaqada lagaga eryey abwaan cismaan axmed Maxamed kujare oo kamid ahaa siyaasiyiinta sida adag uga soo horjeeda xukuumada madaxweyne biixi, abwaanka oo kamid ahaa ragg laga saaray xisbiga kulmiye ayaa kadib tiriyey gabayo uu si kulul ugaga soo horjeeday Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Halkan hoose Ka Akhri Warqada Shaqada Lagaga Caydhiyey.

No photo description available.