Dawlada Hoose Hargeisa Oo Markii ugu Horeysay Dalka Keentay Qalab Dilaya Fayraska Corona Oo La Dhexmarayo.

0

Hargeisa(HNN):-Duqa Caasimada Hargeisa ayaa Maanta Xadhiga ka jaray Qalab cusub ka qayb qaadanaya la dagaalanka xanuunka corona virus kaas oo sida shaybaadhka marka la dhexmaro laynaya dhammaan fayraskii qofka dusha ka saarnaa si aanu u faafin.