Maayirka Caasimada Hargeisa Oo Maanta Kulan La Yeeshay Masuuliyiinta Dawlada Hoose.

0

Hargerisa(HNN):-Kulankan ay Maanta Yeesheen Masuuliyiinta Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa ayaa Mid lagu dardargalinayo Shaqada Dawlada Hoose Caasimada, Waxaana ay Kagaga Wadahadleen arrimo Muhiima.