Daawo-Waraysi Ay La Yeelatay Warbaahinta Dalka South Africa Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland.

0

Hargeisa(HNN):-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa Waraysi Siiyey Telefishanka Dalka South africa kaas oo uu kagaga waramay Somaliland iyo Talaabooyinkii horumarineed ee ay Soo qaaday ilaa bilowgii dhismaha qaranka iyo halka ay u socoto.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.