Gudida Qandaraasyadu Waxay Baahinaysaa Saddex Mashruuc Oo Loo Dhisayo Qaranka, Tartana Loo Galayo.

0

Hargeisa(HNN):-Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha, iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Sadex mashruuc oo dhisme ah oo loo dhisayo Dawladda Faah-faahinta dhismuhuna waa sidan hoos ku qoran .

Image may contain: text