Maamulka Degmada Gabiley Oo Munaasibad Casho Sharaf Ah Ku Maamuusay Safiirka Cusub ee Loo Magacaabay Taiwan.

0

Gabiley(HNN):- Waxaa Habeenkii Xalay Munaasibad Casho Sharaf Loogu Sameeyey Magaalada Gabiley Safiirka Cusub ee Dhawaan Madaxweynaha Qaranka Somaliland u magacaabay Dalka Taiwan, Munaasibadan oo ay Soo agaasimeen maamulka Degmada Gabiley iyo Gudida Dhismaha Laybareeriga Qaranka ee Gabiley oo Ka Mid ahaa Masuulkan Loo magacaabay Safiirku markii hore ayaa Habeenkii xalay ahaa Waxaa madal casho sharaf ah khudbado kala duwan ka jeediyey madaxda iyo masuuliyiinta Degmada gabiley.

Halkan Hoose Ka Daawo Nuxurka Muuqaalka Warkan.